27.5 C
New York

Muqdisho oo lagu Daahfuray Qalliinada Wadnaha

Published:

[ad_1]

Isbitaalka Kalkaal ee ku yaala Muqdisho ayaa sheegay in maanta uu daah-furay qalliinada wadnaha kuwaasi oo inta badan dadka awoodda u leh ay u aadi jireen dalalka dibadda.
Madaxa Xarunaha isbitaalkaasi Dr. Gallad Shiil Ducaale ayaa Cabdulqaadir Maxamed Cabdule uga warramay howshan ay maanta bilaabeen.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img