MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray...
Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u...