24.9 C
New York

Barakacayaasha Muqdisho oo ka walaacsan cunto yari

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Qoysas barakac ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Daayniile ee magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan xaalad cunto-yari ah iyo dayacaad haysta, xilli lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan-Kafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img