24.9 C
Mogadishu

Tag: looga

Khubaro ku hawlan sidii wax looga qaban lahaa walxaha qarxa ee ku aasan Soomaaliya

Khubarada ku xeeldheer ka hortagga miinooyinka iyo walxaha qarxa ayaa ku hawlan sidii ay wax uga qaban lahaayeen miinooyinka ku aasan Soomaaliya ee...

Shir caalami ah oo looga hadlayo biyaha oo ka soconaya Toronto

Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha biyaha ayaa maalintii 4-aad ka socda magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasoo ay ka qeyb galayaan...

Debedbax looga soo horjeedo weerarkii xeebta Liido

Debedbax lagaga soo horjeedo weerarkii ka dhacay xeebta Liido maalinimadii Jimcaha, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka soo qayb galay...

Falanqayn: Sidee looga hortegi karaa qaraxyada ka dhaca Muqdisho?

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii ururka Al Shabaab uu weerar qaraxyo ku billawday ku qaaday xeebta Liido, halkaas oo ay ku...

Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho

Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho Read More

Ciidamo tababar looga furay Wanlaweyn

Dowlad Goboleedka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in boqollaal ka mid ah ciidamada gobolka Shabeellaha Hoose loo billaabay tababar lagu xoojinayo tayada ciidamada. Tababarka...

Calanka Soomaaliya oo shalay laga taagay xarunta looga taliyo Toronto

Toronto —  Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka...

Soomaaliya oo looga dabaal-dagay munaasabadda Ciidul-Adxaa

Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta...

Faaqidaadda: Sida looga faa’iideysan karo kheyraadka kalluunka Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kheyraadka kalluunka badda Soomaaliya iyo sida looga faa’iideysan karo oo suuq gayn caalami ah...

Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

New York —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hanashada kursiga Golaha Amaanka ee Soomaaliya ka muujiyay rajo qoto dheer, isagoo sheegay inay astaan...

Faaqidaadda: Qorshaha ciidamada Itoobiya looga saarayo Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan...

Wareysi: Maxaa sababay in Soomaaliya hilib iyo khudaar dibadda looga keeno?

Washington —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku...

Recent articles

spot_img