21.7 C
New York

Khubaro ku hawlan sidii wax looga qaban lahaa walxaha qarxa ee ku aasan Soomaaliya

Published:


Khubarada ku xeeldheer ka hortagga miinooyinka iyo walxaha qarxa ayaa ku hawlan sidii ay wax uga qaban lahaayeen miinooyinka ku aasan Soomaaliya ee laga dhaxlay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacayey soddonkii sannadood ee la soo dhaafay.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad ka badan 1,700 oo ruux ay ku dhinteen qaar kamid ah miinooyinka ku aasan Soomaaliya oo ku qarxay.
Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa faahfaahinta noo haya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img