25.8 C
Mogadishu

Tag: lagu

Puntland oo xukun dil ah ku fulisay rag lagu helay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab

Puntland oo xukun dil ah ku fulisay rag lagu helay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab Maamulka Puntland ayaa maanta xukun toogasho ah ku fuliyey 10...

Xanuunka Busbuska oo lagu arkay dalal deris la ah Somalia

Ka dib xanuunka ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, ee Busbuska, ayaa la sheegayaa in xanuunkaasi uu si weyn ugu faafay meelo...

Biden oo soo jeediyey hab lagu dedejinayo codsiyada magangelyo doonka

Maamulka madaxweyne Biden ee dalkan Maraykanka ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dedejinayo habka loo maareeyo codsiyada magangelyo ee dadka iska dhiibaya...

Weeraro ka dhacay badda cas oo lagu beegsaday Markab ganacsi

Maamulka badaha ayaa baadhaya weeraro kala duwan oo la sheegay in lagu qaaday markab marayey biyaha badda cas, gaar ahaan, meel u dhow...

Tartan dhanka Feerka ah oo lagu qabtay Hargeysa

Magaaladda Hargeysa waxaa xalay markii ugu horreysay lagu qabtay tartanka feerka, kaasoo oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland.Tartankaan ayaa...

Sheekada laba nin oo Somali ah oo lagu eedeeyey inay ku biirayeen ISIS oo lagu maxkamadaynayo Maraykanka

Xafiiska xeer ilaalinta ee gobolka Arizona ee dalkan Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyey laba muwaadin oo u dhashay Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyey...

Xukun dil ah oo lagu fuliyey askar ka tirsan ciimada Jubaland

Xukun dil ah oo lagu fuliyey askar ka tirsan ciimada Jubaland Read More

Canada oo lagu qabto kulamada isdhexgalka dhalinyarada Somalida

Qaar ka mida Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa yeesha xilliyada kulaylaha, kulamo lagu dhiirigelinayo dhalinyarada, sidoo kalena ay dhexdooda...

Hablo caan ka ah Tiktok oo lagu xukumay Muqdisho

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku ridday dhalinyaro caan ka ahaa aaladda TikTok-ga oo muddooyinkanba ku xirnaa magaalada Muqdisho. Dhalinyarada la xukumay ayaa dhamaantood...

Wararki ugu danbeeyay ee qaraxi habeenki Jimcaha lagu qaaday Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay faahfin dheeri ah ka bixisay xogta khasaarihii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii lagu hoobtay ee ay malleeshiyo...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarki Xeebta Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37...

Weerar khasaaro ba’an dhaliyay oo xalay lagu qaaday Xeebta Lido ee Muqdisho

In ka badan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 140 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar loo adeegsaday qarax...

Recent articles

spot_img