Canada oo lagu qabto kulamada isdhexgalka dhalinyarada Somalida

0
162


Qaar ka mida Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa yeesha xilliyada kulaylaha, kulamo lagu dhiirigelinayo dhalinyarada, sidoo kalena ay dhexdooda isku baranayaan.
Sidoo kale dhallinyarada ayaa lagu wargeliyaa kaalinta waalidiinta Soomaalida ee qurbaha ay ku leeyihiin taageeridda kuwa ku nool gudaha Soomaaliya.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Hilowle Abuukar Maxamed (Hilowle Shiine) oo kamid ah odayaasha Soomaalida ee muddada deggen magaalada Toronto


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here