More

    Tag: Jabuuti

    Waa kuma xubinta Afrikada bari ku matalaya guddiga fulinta ee FIFA

    , 2025-03-13 16:50:42 , FIFA2 Saacadood ka horSulaymaan Xasan Waaberi oo ka socda dalka Jabuuti ayaa kamid noqday xubnaha guddiga fulinta xiriirka...

    Adeeg lagu soo kordhiyay dekadaha Jabuuti

    Jabuuti —  Dekadaha dalka Jabuuti waxaa dhawaan laga hirgeliyay nidaam dijitaal ah oo sahlay hawlaha adeegyada dekedaha iyo kuwa macaamiisha. Haddaba, macaamiisha marsooyinka ayaa soo...

    Dakadda Jabuuti oo soo kordhisay meel lagu dayactiro maraakiibta

    JABUTI — Dakadda Jabuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga.Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin...

    Jabuuti oo dayactireysa jidka ku xira Itoobiya

    Jabuuti oo dayactireysa jidka ku xira Itoobiya Read More

    Jabuuti oo xuseysa sanad-guuradii 75-aad ee lacagteeda

    Jabuuti —  Dalka Jabuuti waxa maanta lagu qabanayaa munaasabadda 75 guurada kasoo wareegtay markii la sameeyey lacagta faranka Jabuuti 1949-kii, wakhtigaasi oo guumeystihii Faransiiska...

    150 ka mid ah naafada Jabuuti oo la shaqaaleysiiyay

    Jabuuti —  Dowladda Jabuuti ayaa shaqooyin ku meeleysay tobnaan ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan kuwa naafada ah.Warbixintan waxaa Jabuti...

    Faaqidaadda: Qodobadii ka soo baxay shirkii Heritage ee Jabuuti

    Jabuuti —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabihii looga hadlay, kana soo baxay shirkii madashai aragti wadaagga Soomaalida ee Machadka...

    Shirka Heritage oo lagu soo geba-gebeeyey Jabuuti

    Jabuuti —  Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka...

    Shirka Heritage ee Jabuuti oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

    Jabuuti —  Kaddib laba maalin oo ay dhaceen doodo wax ku ool ahaa oo ay aragtiyadoodu ku soo gudbiyeen ka qeybgalayaasha, ayaa maanta oo...

    Shirka Heritage ee Jabuuti oo galay maalinti labaad

    Jabuuti —  Shirka sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee ka socda magaalada Jabuti ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa sanadkaan waxaa...

    Shirka sannadlaha ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

    Jabuuti —  Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, waxaa saakay oo Axad ah ka furmay Shirka Sanadlaha ee ee Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Shirkaan...

    Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo ku kulmay Jabuuti

    Jabuuti —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jabuuti kula kulmay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, halkaasi oo arrimo dhowr ah ay...

    ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti

    Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo yabooha dekadda ay Jabuuti ay u...

    Jabuuti oo faah-faahisay dekadda ay u yaboohday Itoobiya

    Jabuuti —  Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka...

    Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti

    Jabuuti —  Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali- Firdhiye, oo booqasho ku jooga magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda...

    Somaliland oo Jabuuti ku eedeysay inay marti-geliso xubno dagaal ka kicinaya Awdal

    Hargeysa —  Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dalka Jabuuti inay martigelinayaan xubno doonaya inay dagaal iyo dad kicin ka sameeyaan gobolka Awdal.Wasiirka...