21.2 C
New York

Jabuuti oo xuseysa sanad-guuradii 75-aad ee lacagteeda

Published:


Jabuuti — 
Dalka Jabuuti waxa maanta lagu qabanayaa munaasabadda 75 guurada kasoo wareegtay markii la sameeyey lacagta faranka Jabuuti 1949-kii, wakhtigaasi oo guumeystihii Faransiiska u fadhiyey Jabuuti.Lacagta faranka Jabuuti ayaa 28 sanno ka horreysey wakhtigi Jabuuti u qaatey gobanimada. Sido kale bankiyo badan oo Jabuuti xarumo ka samaystay ayaa ka faa’iday qiimaha faranka Jabuuti.Wariyaha VOA-da Ramadan ayaa arrintan ka wareystay gudoomiyaha Bankiga Dhexe Jabuuti Axmed Cusmaan Cali.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img