Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti

0
182


Jabuuti — 
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali- Firdhiye, oo booqasho ku jooga magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda SSC ee Jabuuti.Shalayna Firdhiye waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Jabuuti ka soo dirtay Sagal Saciid Faarax.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here