25.1 C
Mogadishu

Tag: iyo

Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha

Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha Read More

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho —  Booliska Soomaaliya ayaa sheegay, in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen, 20 kalana ku dhaawacmeen qarax xalay fiidkii ka dhacay bannaanka...

Mas’uuliyiin muddo kadib ku safray jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow

Toddobaadkii hore ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ay qabsadeen deegaanka Harboole oo ku yaal jidka isku xira Kismaayo iyo...

Dhalinyaro tuulooyinka Puntland ka billaabay olole isugu jira dhireyn iyo iftiimin

Dhalinyaro is-xilqaantay ayaa tuulooyin ka mid ah gobolka Bari ee Puntland ka hirgeliyay mashruuc ay si iskood ah ay u fuliyeen oo isugu...

Ciidamada Dowladda iyo Jubaland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Kismaayo —  Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo...

Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...

Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go’an tahay doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Read More

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo —  Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli...

Olole nadaafad iyo qurixn oo ka socda magaalooyin ka mid ah Soomaaliya

Muqdisho —  Malamihii lagu jiray xuska xorriyadda Soomaaliya waxaa magaalooyin ku yaalla mamaul goboleedyada oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacayo, Xarardheere, Afmadow, iyo...

Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo siyaasadda

Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo siyaasadda Read More

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Muqdisho ku shiray

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga...

Recent articles

spot_img