26.7 C
Mogadishu

Tag: iyo

Somaliland oo ka falcelisay wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku ballamay wareeg kale oo wadahadallo ah

Ankara —  Wadahadallo magaalada Ankara ee dalka Turkey ku dhex-maray wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo geba-geboobay ayada oo labada dhinac aysan...

Maxay ka dhigan tahay iskaashiga Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta?

Muqdisho —  Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta...

Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna...

Buug ka hadlaya dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Nairobi

Nairobi —  Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay...

Caweyska Washington: Cadar Axmed Kaahin iyo sheekooyin qosol leh

WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Cadar Axmed Kaahin oo nala wadaageysa sheekooyin qosol leh oo ku saabsan Soomaalida...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...

Soomaaliya iyo EAC oo wadahadallo ku yeeshay Nairobi

Nairobi —  Kulan wadatashi ah oo muddo asbuuc ah ka socday magaalada Nairobi ayaa ergo ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrika...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Xuska maalinta geela, Soomaalida iyo dhaqashadiisa, wareysi

Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim. Qaramada Midoobay...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Recent articles

spot_img