More

    Tag: baarlamanka

    Maxay yihiin howlaha horyaalla kalfadhiga 6-aad ee baarlamanka?

    Muqdisho —  Qaar ka mid ah xildhibaannada, aqoonyahannada, iyo ururrada bulshada rayidka ayaa ka hadlay aragtidooda ku aaddan howlaha horyaalla labada aqal ee Baarlamaanka,...

    Goorma ayuu furmaaa kalfadhiga baarlamanka Soomaaliya?

    Maalinta Arbacada ah ee soo socota ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga lixaad ee labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo la filayay inuu...

    Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka

    Muqdisho —  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey guddiga doorashooyinka

    Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

    Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon

    Kismaayo —  Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta

    Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira doorashada

    Muqdisho —  Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise...

    Shariif oo ka falceliyay codsigii Xasan Sheekh u diray baarlamanka

    Muqdisho —  Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii shalay ka nasiib darro ku tilmaamay go'aankii uu shalay baarlamanka Soomaaliya ku aqbalay...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud

    Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ka dooday mushaar kordhinta ciidanka

    Muqdisho —  Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka.Qodobbada muhiimka ah ee laga dooday waxaa...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2025

    Muqdisho —  Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga doodaya miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025-ka iyo xisaab xirka miisaaniyaddii sanadkii hore,...

    Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay

    Jigjiga —  Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed...

    Baarlamanka Jubaland oo kordhiyey muddo xileedka madaxweynaha

    Kismaayo —  Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka.Qodobadan waxaa ka...

    Aadan Madoobe oo khudbad u jeediyay baarlamanka Jabuuti

    Jabuuti —  Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamad Nuur (Sheekh Adan Madoobe) ayaa Arbacadii hadal u jeediyay Golaha Sharcidajinta ee dalkaasi,...