Aadan Madoobe oo khudbad u jeediyay baarlamanka Jabuuti

0
154


Jabuuti — 
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamad Nuur (Sheekh Adan Madoobe) ayaa Arbacadii hadal u jeediyay Golaha Sharcidajinta ee dalkaasi, kadib markii xarunta Baarlamanka Djibouti si rasmi ah loogu soo dhweeyay.
Shekh Aadan Madoobe ay booqashadiisan noqoneysaa tii ugu horreysay ee dalka Djibouti uu ku tago tan iyo marki loo doortey xilka
Faahfaahinta hadalka uu u jeediyay baarlamaanka Jabuuti iy osafarka gudoomiyaha baarlamaanka waxaa noosoo diray Ramadaan Muuse.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here