21.7 C
New York

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta

Published:


Muqdisho — 
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta.Codeyntii ka dhacday baarlamanka oo gacan tag aheyd, ayaa waxaa hindise sharciyeedka ogolaaday 177 xildhibaan, halka hal mudane uu ka aamusay.Tallaabadan waxay dhabbaha u xaaraysaa isbedello la taaban karo oo lagu sameeyo siyaasadda dalka.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img