25.9 C
New York

Maxay yihiin howlaha horyaalla kalfadhiga 6-aad ee baarlamanka?

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Qaar ka mid ah xildhibaannada, aqoonyahannada, iyo ururrada bulshada rayidka ayaa ka hadlay aragtidooda ku aaddan howlaha horyaalla labada aqal ee Baarlamaanka, xilli uu dhawaan furmay kalfadhiga lixaad.
Siyaasiyiinta iyo xubnaha bulshada rayidka ah ayaa si gaar ah uga hadlay doorashooyinka iyo heshiisyada ay dowladdu gasho ee aan weli la horgeynin baarlamaanka.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan-Kafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img