25.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wararka: Barlamaanka Puntland oo meelmariyey waxka-beddel lagu same…

beddelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Dawladaha Hoose, kadib… Wararka Soomaaliya Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyey wax-ka-beddelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Dawladaha...

Wararka: War cusub oo kasoo kordhay doorashada maamulka Galmudug

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday ololaha doorashada ee maamulkaasi, kadib markii heshiis buuxa laga gaaray xiisaddii u...

Wararka: Shariif oo shaaciyay dhinacyo kale oo mucaaradka ku gacan …

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo...

Wararka: Dawladda Soomaaliya oo war ka soo saartay wada-hadalladii …

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulamadii saacadihii soo dhaafay dhexmaray wakiillo ka socday Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ee lagu qabtay magaalada...

Wararka: Bannaanbaxyo Ballaaran oo Ruxay Kenya iyo Waddooyin La Xiray

Magaalooyin waaweyn oo ka tirsan dalka Kenya ayaa maanta waxaa hareeyay bannaanbaxyo ballaaran oo loo sameeyay munaasabadda loo yaqaano “Saba Saba”, taasoo sababtay in...

Wararka: Report claims Berbera airport is being developed into stra…

A major military construction project is reportedly under way at Berbera Airport in Somaliland, with the facility being converted into a strategic military hub...

Wararka: Fresh diplomatic initiative targets Somalia’s electoral st…

A renewed international diplomatic effort is underway to break Somalia’s prolonged electoral deadlock, with a Turkish delegation expected to hold separate meetings with representatives...

Wararka: Maxaa laga filan karaa wada-hadallada u bilowday DF iyo mu…

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa mar kale ka bilowday wada-hadallo xasaasi ah oo u dhexeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kuwaas oo ay...

Wararka: Wasiir Fiqi oo abaabul ciidan ka wada deegaamo katirsan Sh…

Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka… Wararka Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin...

Wararka: Go’aamo ku aaddan ammaanka gobolka Mudug oo Galkacyo lagag…

ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan… Wararka Soomaaliya Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa...

Wararka: DF iyo mucaaradka oo maanta ku shiraya Muqdisho iyo doodda…

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya shir u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed. Wararka Soomaaliya Shirka oo ay dhex-dhexaadinayaan wakiillo...

Wararka: Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’a…

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee ku taariikhaysan 6-da Luulyo 2026,… Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne...

Recent articles