25.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Maamulka Gedo oo u digay shacab u caddaalad doonta maxkamadaha Al-Shabaab

Maamulka gobolka Gedo iyo degmada Luuq ayaa soo saaray digniino ku socda dad shacab oo ay sheegeen inay dacwadahooda la aadaan meelaha ay...

ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida

ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay is-cafinta iyo ahmiyadda ay u leedahay colaadaha,...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Norway?

Oslo —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho saddax maalin ay uga billaabatay dalka Norway kadib markii isaga iyo wafdi uu hogaaminayo casuumaad...

Muqdisho: In ka badan 35,000 arday oo u fariistay imtixaanka fasalka 8-aad

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada dhexe ee fasalka 8-aad, waxaana imtixaanka ka qeyb qaadanaya arday tiradoodu kor...

Kufsiga oo ku soo badanaya deegaanada Somaliland

Hargeysa —  Waxaa gobollada Somaliland sanadahan danbe ku soo badanayay kufsiga loo gaysto dumarka iyadoo marar qaarna ay dhacaan kufsi ay dhallinyaro si koox...

Somaliland ma shaqo la’aan ayaa ka jirta mise xirfad xumo?

Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah caqabadaha haysta dhallinyarada ku nool Somaliland, hase yeeshee, dhallinyarada ayaa ku kala aragti duwan heerka shaqo la'aanta...

TACSI: VOA Soomaali oo u tacsiyeneysa Xuseen Jaabiri

Dhammaan shaqaalaha Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, oo uu ugu horreeyo madaxa laanta, Cabdiraxman Yabarow, waxay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan Xuseen Xaaji Jaabiri. Shaqaalaha VOA...

Wicitaanka Dhageystaha: Hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee Galmudug

Washington —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa...

Buying a laptop just got very confusing

Luke Larsen / Digital Trends Table of Contents Table of Contents To Copilot+ PC or not? Everyone wants a slice of the pie Buying a laptop has never...

Muxuu Muuse Biixi ku sheegay khudbaddiisii sannadlaha?

Hargeisa —  Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahayd u jeediyey Labada gole ee guurtida iyo Wakiilada, isagoo ka hadlay doorashooyinka,...

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Ceeldheer

Washington —  Waxaa Magaalada Muqdisho galinkii danbe ee shalay lasoo gaarsiiyey askartii ku dhaawacantey dagaal shalay ka dhacay degmada Ceeldheer. Lama xaqiijin tirada dhaawacyada,...

Wareysi: Xaaladda dagaal beeleedka ka qarxay Galmudug

Dhuusamareeb —  Tobannaan qof ayaa dhimatay kuna dhaawacmay dagaallo ka dhacay inta u dhaxaysa Xeraale Iyo Cabuudwaaq oo ka tirsan Gobalka Galgaduud maalmihii laoso...

Recent articles