TACSI: VOA Soomaali oo u tacsiyeneysa Xuseen Jaabiri

0
159


Dhammaan shaqaalaha Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, oo uu ugu horreeyo madaxa laanta, Cabdiraxman Yabarow, waxay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan Xuseen Xaaji Jaabiri.
Shaqaalaha VOA Soomaali, waxay Xuseen Jaabiri uga tacsiyeynayaan, geerida ku timid xaaskiisa Farxiya Samaan Maxammed oo shalay geeriyootay.
Xuseen Jaabiri ayaa inta uusan ka tagin VOA, muddo dheer ka tirsanaa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA.
Waxaan sidoo kale tacsi tan la mid ah aan gaarsiineynaa, ehelka iyo qaraabada marxuumad Farxiya. Innaga oo ALLA uga baryeyna in uu Jannada Firdows ka waraabiyo.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here