Somaliland ma shaqo la’aan ayaa ka jirta mise xirfad xumo?

0
162



Shaqo la’aanta ayaa ka mid ah caqabadaha haysta dhallinyarada ku nool Somaliland, hase yeeshee, dhallinyarada ayaa ku kala aragti duwan heerka shaqo la’aanta iyo fursadaha shaqo ee yaalla.
Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

No media source currently available

Pop-out player


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here