25.1 C
Mogadishu

Soomaaliya

Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro ‘ku xiran’ Muqdisho

Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho...

Itoobiyaanka ku sugan Garoowe oo ka walaacsan go’aan kasoo baxay maamulka

Garoowe —  Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada...

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay baabuurta

Muqdisho —  Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay...

Galka Baarista: Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta

Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta iyo sameynta ay ku yeelaneyso...

These smart glasses are adding AI search right to your face

Solos Solos, the company behind the AirGo 3 smart glasses, continues to add new functionality to the cutting-edge wearable. The latest update is a...

Warbixin: Xuutiyiinta Yemen oo xiriir la billaabay Al-Shabaab

Muqdisho —  Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta...

Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...

Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda

Kampala —  Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah. Sii-hayaha safiirka...

Buundada Buulo-burde oo dib loo dayac-tiray

Kaddib marki ay sannadki 2022-ki ay miino ku burburiyeen kooxda Al Shababa, ayaa todobaadkaan dib loo howlgeliyay buundada magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Dib...

TikTok is about to change forever

Digital Trends No social media platform is safe from the AI craze, and TikTok is no exception to this rule. The company is introducing...

Beledweyne: Dabley weerartay goob lagu qeybinayey hilib

Beledweyne —  Hal qof ayaa ku dhintay laba kalana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dabley hubeysan ee soo weerareen goob dadlka loogu qaybinayay...

Qoorqoor oo nasiib-darro ku tilmaamay colaadda sokeeye ee gobolka

Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo todobaadkii hore ka dhacay deegaan ka...

Recent articles