20.4 C
New York

Beledweyne: Dabley weerartay goob lagu qeybinayey hilib

Published:


Beledweyne — 
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dabley hubeysan ee soo weerareen goob dadlka loogu qaybinayay hilib loogu talo galay ciidda Udxiyaha oo ka dhacday magaalada Beledweyne.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img