20.5 C
New York

Itoobiyaanka ku sugan Garoowe oo ka walaacsan go’aan kasoo baxay maamulka

Published:


Garoowe — 
Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada ku jooga halkaas.Dad Itoobiyaan ah oo ganacsiyo ku leh Garoowe ayaa maamulka ka codsaday in la kala saaro iyaga iyo Itoobiyaanka cusub ee magaaladaasi u yimaada si ay u tuugsadaan ama u dawarsadaan.Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img