25 C
Mogadishu

Soomaaliya

Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha

Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan...

Wareysi: Barakacayaasha Burco oo loo sameeyey beero casri ah

Burco —  Ku dhawaad 2,000 oo qof oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Burco ayaa la sheegay in loo...

Ciidamadii Itoobiya oo soo galay Matabaan oo dib u laabtay

Matabaan —  Ku dhawaad 5,000 oo askari oo Itoobiyaan ah, oo afar maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya, ayaan shalay dib ugu...

Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe

Balcad —  Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la...

Ardayda Ceel-dheer oo 33 sano kadib ka qeybgalaya imtixaannada shahaadiga Soomaaliya

Ceel-dheer —  Magaalada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud waxaa tan iyo bishii Jannaayo ee sannadki hore ee 2023-ki gacanta haya Dowladda Soomaaliya, kaddib marki ay...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...

Wareysi: Sidee sanadkan aheyd xaaladda Xujayda Soomaalida?

Makkah —  Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka...

Apple Intelligence: Everything you need to know about Apple’s take on AI

Apple Table of Contents Table of Contents Apple Intelligence release date and compatibility New AI features Apple Intelligence privacy Apple Intelligence will defer to ChatGPT on complex queries Apple Intelligence...

Soomaaliya iyo EAC oo wadahadallo ku yeeshay Nairobi

Nairobi —  Kulan wadatashi ah oo muddo asbuuc ah ka socday magaalada Nairobi ayaa ergo ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrika...

Wareysi: Dhibaatada cudurka Cataract ee Soomaaliya

Muqdisho —  Sannad waliba Bisha June ayaa dunida laga sameeyaa wacyi-galin ku aaddan halista cudurka indhaha u yeela caadka ee loo yaqaan Cataract. Haddaba Cudurkan...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Xuska maalinta geela, Soomaalida iyo dhaqashadiisa, wareysi

Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim. Qaramada Midoobay...

Recent articles