Caweyska Washington: Prof. Maxamed Cumar Dalxa Q. 5-aad
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo qeybtan...
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Read More
20-kii bishan, afaafka hore ee Garoonka dayuuradaha ee magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay mudahaarad rabshado watay, iyadoo dhagax tuur iyo rasaas ay isweydaarsadeen...
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku tahay Caasha Axmed Baarxood oo ka tirsan Ururka...
Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan.
Laba maalin ka hor ayay aheyd...
In ka badan 78 guri ayaa maamulka degmada Qardho uu ku wareejiyay qoysas isugu jira barakacayaal iyo qaxooti muddo dheer ku noolaa magaaladaasi.
Guryahan...
Intel
Intel’s hotly-anticipated Lunar Lake CPUs look like they’re suffering a delay, at least according to a report from DigiTimes. The outlet, which covers...
Gaalkacyo —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan sida xal loogu heli karo colaadaha soo noqnoqday ee deegaanada Galmudug, ayada oo dhowaan colaado...