28.5 C
New York

Ciidanka ATMIS oo ka baxay Jowhar

Published:


Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan.
Laba maalin ka hor ayay aheyd marki ay ATMIS qeybteeda shanaad ay kasoo baxeen magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, halkaas oo ay ammaanka la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya.
Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane, ayaa warbixintan inooga soo diray Beledweyne.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img