24.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wararki ugu danbeeyay ee qaraxi habeenki Jimcaha lagu qaaday Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay faahfin dheeri ah ka bixisay xogta khasaarihii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii lagu hoobtay ee ay malleeshiyo...

Guddoomiyaha Shabelaha Hoose oo booqday barakacayaasha Afgooye

Mas'uuliyiin katirsan aamulka Koofur-galbeed iyo Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool deegaanka Tawakal ee degmada Afgooye. Mas'uuliyiinta ayaa...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarki Xeebta Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37...

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Liido oo korortey

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan...

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Jowhar Qarax ay ku dhinteen dad shacab ah ayaa maanta ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Jowhar. Wariyaheena...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

At least 32 killed in suicide bomb and gun attack on busy Mogadishu beach

, 2024-08-03 06:50:40 , More than 60 people also wounded, some of them critically, in attack on popular seaside spot frequented by Somalis...

Weerar khasaaro ba’an dhaliyay oo xalay lagu qaaday Xeebta Lido ee Muqdisho

In ka badan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 140 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar loo adeegsaday qarax...

Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin...

Dowladda Canada oo xallineysa dhibaatada guryo yarida Toronto

Xilli dhibaato dhanka guryaha ah ay wali ka jirto dalka Canada, gaar ahaan magaalada Toronto oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee...

Recent articles