31.5 C
New York

Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

Published:

[ad_1]

Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin doonaan isla markaana dabageli doonaan xuquuq dastuuri ah oo uu horay u ansixiyay baaralamaanka Kenya, oo loo ogolaaday qaxootiga.Arrimahan iyo sida lagu aas-aasay Kadana, ayuu Yasin Cise Wardhere ka wareystay, madaxa ururka Kadana, Sacid Abukar oo uu kula kulmay magaalada Nairobi.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img