22.2 C
New York

Guddoomiyaha Shabelaha Hoose oo booqday barakacayaasha Afgooye

Published:


Mas’uuliyiin katirsan aamulka Koofur-galbeed iyo Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool deegaanka Tawakal ee degmada Afgooye.
Mas’uuliyiinta ayaa u kuurgalay daruufaha nololeed ee ay ku jiraan barakacayaasha. Haddaba, xaaladda dadkaan ayuu wariyaha VOA-da ee Baydhabo, Mukhtar Catosh ka wareystay, Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose, Maxamed Ibraahin Barre oo kamid ahaa mas’uuliyiinta deegaankaas gaaray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img