26.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

Su’aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax

Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu...

Maamulka Garoowe oo ka digay ka ganacsiga cuntada dhacday

Garoowe —  Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay...

You can now generate AI videos right in Premiere Pro

Adobe Firefly can now generate videos from image and text prompts, as well as extend existing clips, Adobe announced on Monday. The new feature...

Cabdi Xaashi iyo Saalax oo heshiiyey

Muqdisho —  War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga heshiiyay tallaabo uu guddoomiyaha...

ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga...

Ololaha wacyigalinta doorashooyinka Somaliland oo la billaabayo

Hargeysa —  Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay shirka sameynta Istaraatijiyadda Wacyigalinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay...

Maxay isku hayaan Cabdi Xaashi iyo Saalax?

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray tallaabo uu gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabullaahi sheegay in uu...

Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab,...

Xaaladda Afgooye oo kacsan kadib markii lagu dilay afar askari

Afgooye —  Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya. Dhallinyarada...

Wicitaanka: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb)

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka xanuunada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale...

SSC-Khaatumo oo soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka

Laascaanood —  Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta. Kulan dhexmaray Taliyaha Booliska...

Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho oo dayactir lagu sameynayo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay dib u dayactirka dhismaha garoomada kala duwan ee ay ka kooban tahay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium...

Recent articles