26.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan gelisay mamnuucista bacda

Muqdisho —  Taliska Booliska ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray ku sheegay, in laga billaabo Axadda maanta ah la mamnuucay isticmaalka bacaha ay...

Biyo gelin loo sameynayo barakacayaasha duleedka Kismaayo

Kismaayo —  Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii...

Wareysi: Ahmiyadda heesaha geela ee Soomaalida

Berbera —  Dhaqashada xoolaha la manaafacsado ee Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha dalka. Geela ayaana ka...

Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay go'aan ka soo baxay Shirkada duulimaadyada Kenya Airways...

Google AI helped researchers win two Nobel Prizes this week

Nobel Prize Organization Table of Contents Table of Contents Google’s AI helped researchers win two Nobel Prizes Adobe is giving creators a way to prove their art...

Barn. Martida Makarafoonka: Cabdulqaadir Xuseen Maax

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax oo ah qoraa iyo bare soona noqday...

Caweyska Washington: Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha)

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo...

Xuska Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar

Soomaaliya waxaa maanta laga xusay sanad-guurada 70-aad ee ka soo wareegtay Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka Oktoober. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

OpenAI uses its own models to fight election interference

OpenAI, the brains behind the popular ChatGPT generative AI solution, released a report saying it blocked more than 20 operations and dishonest networks...

Muxuu soo kordhin karaa isbaheysiga Soomaaliya, Eritrea iyo Masar?

Asmara —  Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen magaalada Asmara waxay...

Recent articles