29.6 C
New York

SSC-Khaatumo oo soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka

Published:

[ad_1]

Laascaanood — 
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta.
Kulan dhexmaray Taliyaha Booliska SSC-Khaatumo iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa looga doodey sida ay muhiim u tahay in bulshadu ka qayb qaadato ilaalinta deegaanka
Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo direy wariyaheena Cabdikariim Olol.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img