19.9 C
New York

Xaaladda Afgooye oo kacsan kadib markii lagu dilay afar askari

Published:


Afgooye — 
Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya.
Dhallinyarada la dilay oo ahaa afar ayaa ka tirsanaa ciidamada nabad-sugidda iyo booliska Soomaaliya, waxaana la sheegay in dilka ay fuliyeen koox hubeysan oo aan la aqoonsan illaa hadda
Shacabka Afgooye ayaa maanta dhigay dibad-bax ay ku cambaareynayaan falkan.
Warbixinta waxaa Baydhaba ka soo direy weriyaha VOA Muqtaar Maxamed Catoosh.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img