26.4 C
Mogadishu

Tag: dilay

I wasn’t among the first to install the iOS 27 developer beta, but once I did, I began appreciating the changes Apple has made. The Photos app, in particular, has received one of its most...
The Williams sisters, Andy Murray and Novak Djokovic are back at Wimbledon. What year is it again? Sports News The mention of those names may make it feel like we're stuck in a timewarp - but, no, it...

Talaado, Apr 1 , 2025-Horjooge iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay

Horjooge iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay ...

Talaado, Apr 1 , 2025-Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay duuleedka degmada Mahadaay

Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo galinkii hore ee maanta ciidamada difaaca deegaanka ee...

Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland

Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi...

Dowladda oo sheegtay in la dilay horjooge sare oo ka tirsan Al Shabab

MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo "NISA" ayaa xalay shaacisay, in duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha...

Booliska Somaliland oo ka warbixiyey saraakiil lagu dilay Hargeysa

Hargeysa —  Taliska Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay falal amni darro iyo dilal dhowr ah oo toorrey loo adeegsaday oo maalmihii lasoo dhaafay lagula...

Sarkaalka lagu dilay duqeyntii Mareykanka ee Puntland oo la shaaciyey

Dowladda Mareykanka iyo saraakiisha Puntland ayaa sheegay in duqeyntii uu amray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee 1-dii bishan ay ciidamada Mareykanka ka geysteen...

Askartii lagu dilay Ceel-Baraf oo maanta lagu aasay Beledweyne

Beledweyne — Waxaa maanta Beledweyne lagu aasey lix ka mid ah ciidamada xooga dalka Soomaaliya kuwaas oo dhawaan ay maleeshiyo beeleed ku dishey deegaanka Ceel...

Xiisad ka dhalatay askar lagu dilay Sh/Dhexe oo xalkeeda lagu dhow yahay

Beledweyne —  Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel...

Haweeneey uu ninkeeda si arxan darran ugu dilay Muqdisho

Muqdisho —  Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa aad uga argagaxay dil la sheegay in haweeneey uu ninki qabay u geystay Sabtidi shalay gudaha...

Meydadka 7 askari oo lagu dilay Sh/Dhexe oo la geeyey Beledweyne

Beledweyne —  Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay...

Hogaamiye ka tirsanaa Al-Shabaab oo la dilay

Muqdisho —  Kooxda Al Shabaab ayaa Khamiistii shaacisay in la diley Maxamed Mire Jaamac, oo ka mid ahaa hogaamiyaasha sare ee kooxda. Maxamed Mire, ayaa...

8 askari oo lagu dilay Pakistan

Maamulka Waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa sheegay in mintidiin ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidan oo marayey meel u dhow xuduudka Afghanistan,...

Recent articles

spot_img