26.4 C
Mogadishu

Tag: dilay

3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn

3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn Read More

NISA oo sheegtay in 19 Shabaab ah lagu dilay howlgal

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in 19 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ka...

18 jir Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Columbus —  Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, waxaa Axaddii shalay lagu aasay wiil 18 jir Soomaali ah oo rag hubeysani ay...

Saxafiyad qurba-joog aheyd oo lagu dilay beer ay ku laheyd Afgooye

Afgooye —  Amuun Cabdullahi, oo aheyd saxafiyad Soomaaliyeed oo tobanaan sano ku nooleyd dalka Sweden, balse sannadihi u danbeeyay dalka daganeyd ayaa todobaadkaan lagu...

Hooyo, gabadheeda iyo gabar ay habar-yar u tahay oo lagu dilay Nairobi

Nairobi —  Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa aad uga naxay dilka hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar...

18 qof oo lagu dilay colaad ka dhacday xadka Tana River iyo Gaarisa

Gaarisa —  Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana...

Xaaladda Afgooye oo kacsan kadib markii lagu dilay afar askari

Afgooye —  Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya. Dhallinyarada...

Howlgal lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Marka

Marka —  Laamaha amniga degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay magaalada ka fuliyeen howlgal ay ku dileen nin ay...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarki Xeebta Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37...

Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...

Roob dabeylo watay oo dad ku dilay Borama

Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.Dabeylaha ayaa sidoo...

Cudurka shuban biyoodka oo 20 qof ku dilay Baraawe

Baraawe —  In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada...

Recent articles

spot_img