Gaalkacyo —
Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka...
Boosaaso —
Gacansatada leh gaadiidka booyahada shidaalka rara ee isaga kala goosha gobollada Puntland iyo deegaannada kale ee Soomaaliya ayaa cabasho ka muujiyay, canshuur...
Nairobi —
Waxaa la soo gaba gabeeyay tacsidi Allah ha u naxariistee, fannaannadi weyneyd ee Hobollada Waabari, Lul Jeylani Cali oo todobaadki hore ku...
Washington, DC — Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan dib ugu milicsaneynaa Taariikhda faneed ee Allaha u naxariistii fanaanaddii fanka banaadiriga ku caanka...
Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay...
Waxaa walaac xooggan laga muujinaya dagaallada u dhaxeeya beelaha iyo dilalka ay gaysanayaan maleesho beeleedyada oo hadda ka dhacaya qeybo ka mid ah...
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...