20.9 C
New York

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya colaadda Mudug

Published:


Gaalkacyo — 
Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka colaad beeleedyada ka taagan deegaanka.Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img