27.6 C
New York

Caweyska: Taariikhda faneed ee Luul Jeylaani

Published:


Washington, DC — Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan dib ugu milicsaneynaa Taariikhda faneed ee Allaha u naxariistii fanaanaddii fanka banaadiriga ku caanka ahayd ee Luul Jeylaani Cali oo 30-kii December u geeriyootay dalka Mareykanka.
Waxaa taariikhdeeda nooga sheekeynaya Caasha Karaama oo ah gabar ay dhashay reynuustii fanka, Allaha u naxariistee, Faadumo Qaasim Hilowle iyo wariyaha caanka ah Maxamed Aweys Muuddeey.
Waxa ay labadooduba la soo shaqeeyeen aqqoon badan u lahaayeen Luul Jeylaani, Allaha u naxariistee.
Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay soona jeedineyso Caasha Ibraahim Aaden.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img