Hargeysa —
Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii...
Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka...
Hargeysa —
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in aanay...
Hargeysa —
Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland.Haddaba, sidee...
Hargeysa —
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku...