Ankara —
Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...
Ankara —
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo...
Bandhigga VOA: Shilalka gaadiidka ee Somaliland
Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shilalka gaadiidka ee ka dhaca Somaliland oo kordhaya.
Read More
Ankara —
Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan...
Muqdisho —
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...
Addis-Ababa —
Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan...