25.5 C
Mogadishu

Tag: Wareysi

Wareysi: Wasiir Biixi Iimaan oo ka hadlay shirka Nairobi

Nairobi —  Magaalada Nairobi waxaa shalay ka furmay shirweynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaal ka socda qaraadda Afrika iyo...

Wareysi: Bukaano badan oo kelyo sifayn loogu sameeyey Isbitalka Hargeysa

Hargeysa —  Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa shaaciyaye dadka ay u qabteen adeegga Kalyo Maydhista lixdii bilood ee u dambayey.Wariyaha VOA ee magalada...

Muxuu Ruto ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA?

Washington —  Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa mar kale difaacay ciidamada ay dowladdiisu damacsantahay in ay u dirto dalka Haiti, isaga oo sheegay in...

Wareysi: Maxaa Soomaaliya ku badiyey xanuunada dhimirka?

Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa waddamada ay xanuunnada dhimirku ku badan yihiin, dhibaatooyinka xasilloodi-darrada iyo baahida raagtay dartood.Haddaba qayb ka mid ah waraysi aanu...

Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey

Muqdisho —  Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dhawaan danbi ah ku weysey qaar ka mid ah mas’uuliyiin xilal soo qabtay oo lagu eedeeyey musuq-maasuq.Dadka la...

Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa qorsha dhimista ciidamada ATMIS ee jooga Jubaland?

Washington —  Wafdi ka socda ka socda maamul goboeedka Jubaland ayaa ku sugan magaalada Ceelwaaq ee Soomaaliya halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiil ka...

Wareysi: Heshiis laga gaaray murankii shirkadaha Uber, Lyft iyo darawallada Minnesota

Minneapolis —  Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee...

Wareysi: Maxaa sababay in Soomaaliya hilib iyo khudaar dibadda looga keeno?

Washington —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku...

Wareysi: Maxay dowladda ka qabatay ku biirista ururada xagjirka iyo shaqo la’aanta dhallinyarada?

Washington —  Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku...

Wareysi: Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga?

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye.Haddaba qodobada...

Wareysi: Sidee u dhacday caano-shubka Ugaas Yuusuf

Beledweyne —  Waxaa shalay degaanka Daharo Ugaas oo hoos yimaada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu caano shubay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif...

Recent articles

spot_img