25.5 C
Mogadishu

Tag: Wareysi

Wareysi: Puntland oo sheegtay in ay qabatay hogaamiye burcad-badeed

Gaalkacyo —  Bartamihi bishii April ee sanadkan ayaa koox hubeysan oo burcad badeed Soomaali ah waxaa sida la sheegay ay madax furasho shan milyan...

Wareysi ku saabsan Xujeyda maanta taagnaa Banka Carafo

In ka badan hal milyan oo qof oo Muslimiin ka kala timid caalamka ayaa maanta taagnaa Buurta carafe, iyadoo ay tahay maalinta ugu...

Wareysi: Xaaladda dagaal beeleedka ka qarxay Galmudug

Dhuusamareeb —  Tobannaan qof ayaa dhimatay kuna dhaawacmay dagaallo ka dhacay inta u dhaxaysa Xeraale Iyo Cabuudwaaq oo ka tirsan Gobalka Galgaduud maalmihii laoso...

Galmudug oo ka hadasha dagaal culus oo ka dhacay Ceeldheer, wareysi

Wararka ka imaanaya magaalada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi dagaal qaraar ku dhexmaray malayshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda...

Wareysi: Muxuu Fiqi ka yiri ku biirista Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

New York —  Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee...

Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya

Washington —  Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo...

Wareysi: Intee le’eg tahay dhibaatada deegaanka dhulka Soomaalida?

Muqdisho —  Maalinta deegaanka adduunka ayaa sanad walba la xusaa 5-ta bisha June maanta oo kale, waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigalinta iyo wax qabadka ilaalinta...

Wareysi: Jeneraal Indhoqarsho oo ka hadlay bixitaanka ciidamada ATMIS

Muqdisho —  Doodo badan ayaa ka jira xaaladda amniga ee waddanka, xilli dawladda Soomaaliya mar kale ku celisay inay filanayso in hawlgalka Midowga Afrika...

Wareysi: Taliyaha booliska Puntland oo faah-faahiyey howlgallo amni oo ay fuliyeen

Boosaaso —  Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay...

Wareysi: Dood cusub oo ka dhalatay joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya

Washington —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii sheegay in dawladda Soomaaliya filayso in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka...

Wareysi: Biraha lagu xirto ilkaha oo laga digay

Hargeisa —  Xilli ay soo badanayaan dhallinyarada kala duwan ee ilkahooda biraha ku xiranaya - si ay u simaan - ayaa haatan waxaa dhakhaatiirta...

Wareysi: Hindise ay kasoo shaqeysay Soomaaliya oo lagu meel mariyey Shirka Caafmaadka Adduunka

Geneva —  Shirweynaha Caafimaadka Adduunka ee ka socda magaalada Geneva, Switzerland ayaa ansixiyey qaraar ay kasoo shaqaysay dawladda Soomaaliya oo ay sidoo kale iskaashi...

Recent articles

spot_img