More

    Tag: Wareysi

    Wareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir...

    Wareysi: Wasiir Fardowsa oo ka hadashay amniga garoonka Aadan Cadde

    Muqdisho —  Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, waxaa soo baxayay digniino ku aaddan weerarro argagixiso oo lala maagan yahay Garoonka Caalamiga ah ee...

    Dhacdooyinka; Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya

    Dhacdooyinka; Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee...

    Wareysi: Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Fiqi

    Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka...

    Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia

    Waxaa magaalada Washington DC ku sugan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somalia, Axmed Mucallim Fiqi. Wasiirka oo kulamo ku leh...

    Soomaalida Tahriibayaasha ah iyo Marinka cusub ee Morocco iyo Mauritania, wareysi

    Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay wararka la xiriira, muhaajiriinta sharci-darrada ah ee doonaya in ay u safraan Yurub oo Soomaalina ay ku...

    Wareysi: Booliska Bari oo faah-faahiyey howlgallada Boosaaso

    Boosaaso —  Hawlgallo ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ka samaynayeen ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu soo...

    Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey wada-hadallada Qaahira

    Qaahira —  Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas.Labada dal ayaa...

    Wareysi: Cali Balcad oo faah-faahiyey kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy

    Muqdisho —  Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in xiriirkoodii ay dib u soo celiyeen, iyadoo dhinaca kalena Masar ay Qaahira ka sheegtay in...

    Wasiir Cali Xoosh: Dalka wuxuu aadayaa doorasho – Wareysi

    Muqdisho —  Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici...

    Wareysi: Xaaladda naafada Soomaaliyeed

    Muqdisho —  Maanta oo kale saddexda December, sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Naafada.Waxaa maalintan la muujiyaa kaalinta ay bulshada...

    Wareysi: Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka, Maxamed Shiil

    Muqdisho —  Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay. Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan...

    Wareysi: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

    Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki,...

    Wareysi: Musharrax Madaxweyne Muse Bixi Cabdi

    Hargeysa —  Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta,...

    Wareysi: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro

    Hargeysa —  Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka November, waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacaan doorashooyinka madaxtooyada...

    Wareysi: Murashax Madaxweyne Faysal Cali Warabe

    Hargeysa —  Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay...