Hargeysa —
Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka November, waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacaan doorashooyinka madaxtooyada...
Waxaa maalinti sideedaad galay ololaha doorashooyinka foodda innagu soo haya ee Somaliland, kuwaas oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxtinimada.
Jimcihi shalay, isu-soo-baxyo waaweyn ayaa...
Washington —
Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...
New York —
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud...