More

    Tag: ugu

    Khamiis, May 22, 2025-Madaxweynaha Maraykanka oo si adag u weeraray Madaxweynaha Koonfur Afrika oo booqasho ugu tagay

    Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ku eedeeyay inuu oggolaaday in la laayo...

    Jimco, Apr 25, 2025-Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya

    Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya ...

    Sabti, Apr 19, 2025-Caruur Soomaaliyeed oo markoodi ugu horeeysay noloshoodi helay dareen maqal ah kadib qaliin lagu sameeyay

    Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Waxa Magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay qaliin kooban oo loo sameeysay caruur Soomaaliyeed kuwaas oo dhagaha loogu...

    Sabti, Apr 19, 2025-Puntland oo sheegtay inay Daacish ka sifaysay Togga Miiraale oo ahaa farriisimihii ugu adkaa ee kooxda ku harsanayd

    Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka...

    Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka Beledweyne

    Beledweyne —  Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way...

    Isniin, Mar 10, 2025-Itoobiya oo soo iibsanaysa maraakiib cusub xilli ay dadaal ugu jirto inay hesho marin badeed

    Markabka ugu weyn maraakiibta ganacsiga Itoobiya ee Abay II, oo markii ugu horaysay soo gaadhay dekedda dalka Jabuuti 25-kii Juun, 2023. Xuquuqda Sawirka:...

    Isniin, Mar 10, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada

    Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa...

    Ciidanka Puntland oo qabsaday saldhiggii ugu weynaa ee Daacish

    Boosaaso —  Ciidamada Puntland ayaa duhurnimadii maanta waxa ay maleeshiyada Daacish kala wareegeen dhawr saldhig, oo uu ku jiro saldhigga weyn ee Sheebaab, oo...

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ciidanka Puntland iyo mintidiinta Daacish

    Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen. Puntland waxa...

    Ganacsatada oo dib ugu laabanaya Suuqa Idaacadda ee Hargeysa

    Hargeysa —  Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood...

    Talaado, Feb 6 , 2025-Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la geeyay xabsiga Guantanamo Bay

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Diyaaraddii ugu horeysay oo Mareykan ah oo sidday muhaajiriin laga soo qabtay Mareykanka kuna sii jeeday Cuba...

    Suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo gubtay

    HARGEYSA — Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa. Dabka oo Suuqa Idaacadda ee...

    Jubaland oo wada-hadal ugu baaqday Dawladda Federaalka

    Jubaland oo wada-hadal ugu baaqday Dawladda Federaalka Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in...

    Guddiga Doorashooyinka oo doorashada ugu horreysa qabanaya bisha June

    MUQDISHO — Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Talaadadi shalay shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka...

    Qalliinka wadnaha furan oo marki ugu horreysay laga sameeyay Soomaaliya

    MUQDISHO — Isbitaal Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay marki ugu horreysay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, kaas oo ay dadka Soomaalida intooda...

    Faahin-faahin: Dagaalladii ugu dambeeyey ee Puntland iyo Daacish

    Boosaaso —  Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ayaa lagu dilay, askar kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo lagula eegtay buuraleyda Caal Miskaad, halkaas oo toddobaadyadii...