20.5 C
New York

Ganacsatada oo dib ugu laabanaya Suuqa Idaacadda ee Hargeysa

Published:


Hargeysa — 
Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood ah dib ugu bilaabaan ganacsigooda.
Tani waxay ka dambeysay kaddib markii uu maamulka Somaliland ogolaaday. Khadar Maxamed Cakule, oo booqday suuqa, ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img