28.2 C
New York

Guddiga Doorashooyinka oo doorashada ugu horreysa qabanaya bisha June

Published:

[ad_1]

MUQDISHO — Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Talaadadi shalay shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka ka qaban doonaan, doorashooyinka golaha deegaanka.
Guddiga ayaa sheegay in doorashinkani ay ku qaban doonaan ilaa 70 deegaan oo ka tirsan Banadir, Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed iyo Jubbaland.
Faah-faahin dheeri ah oo arrintanku saabsan ayay Falastin Axmed Iman ka wareystay, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img