20.6 C
New York

Suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo gubtay

Published:


HARGEYSA — Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa.
Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ayaa saacado kaddib lagu guuleystay in la damiyo, hase yeeshee geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa, Xamze Cali Jeesto ayaa warbixintaan noosoo diray..


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img