25.6 C
New York

Jubaland oo wada-hadal ugu baaqday Dawladda Federaalka

Published:



Jubaland oo wada-hadal ugu baaqday Dawladda Federaalka

Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya dowlada dhexe oo uu sheegay inuu uu saameyn dhinaca amniga ku yeeshay Jubbaland.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img