More

    Tag: Soomaaliya

    Warbixin: Heerka shaqa la’aanta Soomaaliya

    Iyadoo shalay meelo badan oo caalamka ah laga xusay munaabadda maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan kowda May ayaa Soomaaliya oo kamid ah...

    Hoggaanka militariga Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

    Muqdisho —  Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada...

    Soomaaliya oo taageero horleh u heshay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

    Muqdisho —  Kal-fadhigii saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Waddamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa lagu caddeeyay taageerada amnigooda, xasilloonida, midnimada,...

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu dilay shaqaalaha Hormuud

    Muqdisho —  Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka...

    QM oo sheegtay inay kordheen dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya

    Muqdisho —  Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya.Warbixinta ayaa...

    Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya

    Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur...

    Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii DANAB

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in qaar ka mid ah raashinka ciidamada Kumandoosta Danab ee Mareykanka uu tababaro ay leexsadeen saraakiil ka tirsan...

    Beeraleyda qaadka Kenya oo shirka maalgashiga Soomaaliya ka sheegay inay rabaan kalluunka dalka

    , 2024-04-26 16:15:24 , Nation Media26 Abriil 2024Soomaaliya waa dal dihin kheyraadka Eebbe ku galadayna ayna dadkeedu ka faa’iidaysan – faa’iidaysi waa...

    QM oo ka digtay roobab xooggan oo ku soo wajahan Soomaaliya

    Muqdisho —  Qaramada Midoobay ayaa shalay ka digtay in la filayo in roobab xooggan ay ka da’aan Soomaaliya xilli roobaadkan gu’ga. Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane...

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan...

    Wareysi: Maxay Soomaaliya la tagtay shirkii IMF iyo Bankiga Adduunka?

    Washington —  Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka. Shirkan...

    Cabdullaahi Jaamac: Wax ka ogow nolosha wiilka awoowihii orodka ku qaban jiray ugaarta ee hadda billadda u keenay Soomaaliya

    , 2024-04-22 22:13:33 , SOCIALArticle informationAuthor, Mohamed Bashi KhalifRole, Journalist 22 Abriil 2024Wuxuu ku dhashay miyiga buuraha Calmadow ee ku...

    Muxuu cayaaraha uga fariistay goolhayihii xulka qaranka Soomaaliya

    , 2024-03-28 21:05:58 , NakujaQoraalka sawirka, Goolhayihii xulka qaranka28 Maarso 2024Mustaf Maxamed oo loo yaqaan Nakuja ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...

    Faahfaahinta dabka ka kacay suuqa Bakaaraha iyo gurmadka oo socda

    , 2024-03-10 12:28:46 , SOCIAL10 Maarso 2024Waxaa socda gurmad iyo dadaallo lagu deminayo dab saakay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ee...

    Miisaaniyadda Somaliland 2024 iyo Waxyaabaha lacagta ugu badan loo qoondeeyay

    , 2024-03-05 15:49:35 , GoogleQoraalka sawirka, Somaliland Shilin5 Maarso 2024Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay miisaaniyadda sanadka socda ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday...

    Sida dalkan hadda uun soo saaray shidaalka uu ku noqday maalin taajir nolosha dadkiisu na isubedeshay

    , 2024-02-20 16:19:10 , LEANDRO PRAZERES / BBC NEWS BRASILQoraalka sawirka, Qulqulka kheyraadkan qiyaas la’aanta ahi waxuu keenay in wadanku noqdo fagaare...